Daawo Sawirro laga soo qaaday Weerarkii lagu qaaday xaruntii Cabdiweli Cilmi Yare

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen xarun Koonfurta magaalada Gaalkacyo uu ku lahaa Wadaad lagu magacaabayay C/weli Sheekh Cali Cilmi Yare. Weerarka ayaa ku bilowday gaari waxyaabaha qarxa oo laga soo buuxiyay oo lagu dhuftay xarunta wadaadka , waxaana qaraxa kadib xaruntaasi gudaha u … Continue reading Daawo Sawirro laga soo qaaday Weerarkii lagu qaaday xaruntii Cabdiweli Cilmi Yare